” Maxamuud Xaashi Geel aanuu lahayn ayuu raacay ..” Siyaasi Xasan Shahar .
” Maxamuud Xaashi Geel aanuu lahayn ayuu raacay , waxaa uu ka korodhsadayna waa hashaa magaceed , halkii uu wax ka heleyay ama uu wax ka noqonayayna wuu ka abaday , waxay ahayd inuu xisbigiisii uu sharafta ku lahaa ee uu karaamada ku lahaa ee darajadaad ogtihin u ka gaadhay ee dal iyo dadba lagu bartay Kulmiye ayay ahayd may ahayn xusbi kale “. Siyaasi Xasan Shahar .
” Nin xildhibaana oo musharrax ahaa shirgudoonka Cumar Jaamac Faarax ayu ninkaasi xambaarsanaa oo uu dhabarka ku sitay oo uu yidhi Cumar anaa soo saaraya , wuxuu Maxamuud yaala halka uu Cumar yaalo uun (Dhicid) , wixii uu ka shaqeeyayna intaasa igu filan”.