Kulan lagu kala kacay oo La Doonayaay in lagu kala Diro Gudida ansixinta Gobolnimada Gabiley

Kulan Saaka ay Ku balansanaayeen Badiba cuqaasha gabiley Oo kalsoonida Lagala noqonayey Gudida ansixinta Gobolnimada Gabiley ayaa lagu Kala Kacay Waxanay cuqaasha Gobolku Ku Taliyeen In Kulan Lala qaato gudida kadibna Goaan la qaato .
Dhanka kale Qaar Ka Mida madaxdhaqameedka Ayaa taageeray Gudida Ansixinta gobolnimada gabiley sheegayna In Ay Kalsoonida Mataladaa Siiyeen Gudida Ansixinta gobolnimada gabiley .

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker