Wafti ka socda Xukuummada JSL oo ka qayb galay Furitaanka shirka Degmada Yagoori ee gobolka Sool.
Wafti balaadhan oo ka socda Xukuummada JSL oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ayaa ka qayb galay Furitaanka shirka nabaddaynta Ardaayada Walaalaha ah ee Degmada Yagoori ee gobolka Sool.