Daawo Bandhigga Buuga Hoga-tuska Nolosha Oo Xalay Lagu Qabtay Magaalada Hargeysa

Magaalada Hargeysa, waxa xalay lagu soo bandhigay buugga “Hogatuska Nolosha”, oo ah dhigane xanbaarsan tix iyo tiraab dhaxalgal ah, oo abwaan Maxamed Ibraahin Warsame “Hadraawi” ku hogatusaaleeyey geeddisocodka nolosha iyo waayaha ku gedaaman. Waa buug qoristiisa uu tacab badan geliyey, Cabdishakuur Muxumed Muuse “Heersare”, is la markaa na wax badan kaga duwan buuggaagtii hore ee la qoray abwaanka. Waa na dhigane bulshadu si weyn uga faa’idaysan karto, gaar ahaan dhallinyarada, oo abwaanku saaxiib dhow la ahaa beryihii u danbeeyey.
Halkan ka daawada sidii uu bandhiggu u dhacay:

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker