Daawo:-“Shirkii Jabuuti Wuxuu Ahaa Mid Lagu Shirqoolayey Somaliland ” Siyaasiga C/raxmaan Cadami.

Hargaysa-(OWN)-Cabdiraxmaan Cadami oo ka mida siyaasiyiinta Somaliland ayaa waxa uu maanta ka Hadley shirkii dooda ahaa ee dhawaan aqoon yahanada Somalida ugu soo dhamaaday dalka Jabuuti .

Siyaasi Cadami ayaa waxaa uu shirkaas ku tilmaamay mid lagu shirqoolaayey Somaliland. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker