Somaliland oo Aqoonsi Caalami ah heshaa, maxay uga dhigan tahay Mandaqadda? – WARBIXIN CAJIIBA AH

Somaliland oo ku raaxaysanaysa guulaha Doorashooyinka Kala Duwan ee Golayaasheeda dowladda

Somaliland waxay ku raaxaysanaysaa guulaha Doorashooyinka Kala Duwan ee Golayaasheeda dowladda. Guulaha isdaba jooga ah waxaa sabab u ah ku Tiirsi la,aanta aanay cidna ku tiirsanayn, laakiin hadda waa in ay isku dheelitirto dagaalka iyo kaftanka gobolka.

Jamhuuriyaddan Madax Banaanideeda Go,aansatay 1991kii ee Somaliland oo aan la aqoonsan ilaa iyo hada ayaa madax bannaanideedu noqonaysaa guul naadir ah oo ka dhacda adduunka. Horumarka cajiibka ah ee uu waddankani ka sameeyey dhinacyo badan ayaa weli waxaa wiiqi kara xasillooni-darrada gobolka ee sii kordheysa.

Dalka aynu jaarka nahay ee Itoobiya oo ah waddan horumar dhaqaale oo baaxad leh sameeyay, dagaalladii sokeeye kadib waxa ay halis ugu jiraan in ay si joogto ah u kala qaybiyaan ummaddaas.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker