Xukuumadda Soomaaliya Oo U Ogolaatay Mucaaradka inay Mudaharaadka ku qabsadaan fagaaraha Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho.

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa u ogolaatay mucaaradka codsigoodii ahaa in ay mudaharaadka ku qabsadaan fagaaraha Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho.

War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu sheegay  “Xukuumadda Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya iyada oo tixgelinaysa geeddi socodka dimuqraadiyada, qabsoomidda doorashooyinka qaranka iyo ilaalinta heshiisyadii mucaaradka waxa ay u ogolaatay mucaaradka codsigoodii ahaa in mudaharaadka ay ku qabsadaan fagaaraha Daljirka Dahsoon”.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker