Ciidanka Booliska JSL oo gacanta ku dhigay gaadhi wax lagu dhacay iyo darawalkii wadayba.

Muuqaalkan oo u muuqda mid ay duubtay kamarad qarsooni waxa baahiyay ciidanka booliska Somaliland, siiba saldhiga degmada Macalin Haaruun ee magaalada Hargeysa.

Ciidanku waxay sheegeen in ay gacanta ku dhigeen gaadhigan wax lagu dhacay iyo darawalkii wadayba.

Boolisku waxay dhalinyarada uga digeen in ay ku kacaan falalka noocan oo kale ah, haddii kale ah, iyadoo cidii ka waantoobi waydaana ay sharciga la tiigsan doonaan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker