Xildhibaan Cabdirisaaq Haybe oo Bulshadda JSL Ka Wacyigaliyay Maandooriyaha

Xildhibaan Cabdirisaaq Xuseen Haybe Furre, kana mida guddi hoosaadka arrimaha bulshada ee golaha guurtida Somaliland ayaa siweyn uga dayriyay xaalada maandooriyaha dalka sida weyn ugu soo badanaya, iyo waxbarasho yarida ka jirta degaanada Miyiga.
Fadlan ciddii uu soo gaadha hasii share-gareyso, waxa laga yaaba in uu wax badan baddele.
https://www.youtube.com/watch?v=YJ5TIWab2gg

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker