Qiimaha Gaasta Wax Lagu Karsado Oo Kor U Kacay Somaliland Iyo Wasaaradda Deegaanta Oo Ku Fashilantay
Shirkadaha ugu waaweyn ee ka jira Somaliland ee soo dejiya Gaasta cuntadda lagu karsado ayaa shaaciyay in ay kordhiyeen qiimihii ay ku iibin jireen Gaasta ay soo dejiyaan.
Kor u kacaasi ku yimid qiimaha Gaasta ayay ku sababeeyeen shirkadahaasi in qiimaha Gaastu iyo shiidaalkuba uu dunidda oo dhan kor u kacay, sidaas darteedna ay iayguna kordhiyeen.
Wasaaradda Deegaanta somaliland Oo Ku Fashilantay inay wax ka qabataan dhuxusha dalka iyo qiimaha Gaasta oosare u kac ku yimi.




