Daawo:- “Arinta Dhumay Waxa Isugu Imanaya Inta Afsomaliga Ku Hadasha, Somalilandbanay Marti U yihiin” Madaxwayne Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Colaadda Gobolka Sool Ee U Dhaxaysa Labada Beelood.
Hargaysa-((OWN)-Madaxweynaha SomalilandΒ Muuse Biixi Cabdi Ayaa waxaa u maanta ka qeyb galay xuska sanad guurada 25 ee ciidanka Booliska Somaliland waxaana uu madaxweynuhu halkaas ka jeediyey khudbad dhinacyo badan taabanaysa.
Madaxweynuhu waxaa uu sheegay in xalinta dagaalka labada Beelood ee Ku dagaalamaya deegaanka Gobalka Sool ay gali doonan dhamaan cidii af Somali ku hadasha , Somaliland-na ay dadkaasi marti u noqon noqon doonan.
βColaadda Beelaha Walaalaha ah ee Gobolka Sool, Gaar ahaan Dhumay waxa maanta isugu imanaya inta Af-soomaali ku hadasha oo dhan, waanu soo dhawaynaynaa, waxaanay Marti u yihiin Dawladda Somaliland. β ayuu yidhi madaxweynaha Somaliland oo Β ka hadlaayey Xuska Sanad Guurada 25aad ee Booliska Somaliland oo maanta ku beegnayd.,,,,,,,,,,,,,,,……………….. Halakan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan