Xisbiga Waddani Oo Ka Gudoomay Xirsi Lacagtii iyo CV-giisa Looga baahnaa .
Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa arjiga musharraxnimada Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI ku wareejiyay Guddida Qaban Qaabada Shirweynaha 2-aad ee Xisbiga Waddani.




