Burco; Bandhig Carweed Lagu Soo Bandhigey Dalag Cajaa iba Oo Madax Ka Tirsan Xukuumadu Ka Qayb Galeen.

Madax Ka Tirsan Xukuumadu Oo Ka Qayb Galay Bandhig Carweed Dalag Cajiib Lagu Soo Bandhigey

                                                                     Oodweynenews {Burco } Bandhiga Carweed Balaadhan Oo Magaalada Burco Lagu Qabtey Ayaa Lagu Soo Bandhigey Dalagyo Cajiiba .

Wasiirka Wasaaradda beeraha somaliland iyo maamulka gobolka togdheer iyo ka degmada burco ayaa magaalada Burco ka qayb munaasibada balaadhan oo lagu xusaayay maalinta cuntada aduunka
.

Munaasibada Ayaa Ahayd Mid Siweyn Ay Uga Dhex Muuqdeen Badi Beerlayda Gobolada Somaliland Iyo Kuwa Gobolka Togdheer Kuwaasiyoo Munaasibada Kusoo Bandhigey Khudaarta Iyo Dalaga Kala Duwan Ee Kasoo Go ay Beeraha Dalka.

FG: Wasiirka Cusub Ee Wasaarad Beeraha Somaliland Oo Weheliyaan Masuuliyiinta Wasaarad Beeraha Heer Gobol Iyo Heer Qaran Ayaa Bandhiga Ay Beerlaydani Kusoo Bandhigeen Madasha Qayb Ka Ahaa.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker