Dagaalka Ukraine: Qaar ka mid ah dadka deegaanka oo isaga baxay Belgorod kadib weeraro dad ku dinteen

Ruushka ayaa bilaabay inuu ka raro qaar ka mid ah dadka deggan magaalada Belgorod ka dib weerarro lagu dilay dilay oo dhanka Ukraine ka yimid.

Jimcihii, barasaabka magaalada Vyacheslav Gladkov ayaa sheegay in dhowr qoys ay ka baxeen magaalada – oo ku dhow xadka Ukraine.

Toddobaadkii hore, 25 qof ayaa lagu dilay in ka badan 100 kalena waa lagu dhaawacay mid ka mid ah weerarradii ugu dhimashada badnaa ee lagu qaado Ruushka tan iyo markii uu gudaha u galay Ukraine bishii Febraayo 2022.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker