Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka.

Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka.

Guddiga ayaa Ra’iisal Wasaaraha uga warbixiyay howlaha u qabsoomay illaa hadda iyo sida ay uga go’an tahay in howsha ay u xilsaaran yihiin ay u gutaan si waafaqsan habraaca guddiga ee xal u helista cabashooyinka soo ifbaxa.

Ra’iisal Wasaare Rooble ayaa guddiga kula dardaarmay in ay waajibaadka ka saaran hannaanka xallinta khilaafaadka ku saabsan doorashooyinka u gutaan si hufan oo caddaalad ah.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker