Shiinaha oo Bariga Africa ka Wada Qorshe ka dhan ah Maraykanka

Addis Ababa (OWN) – Dalalka Itoobiya iyo Jabuuti ayaa waxaa la filayaa inay soo gaadhaan Saraakiil iyo Qandaraaslayaan amni oo madaxbannaan, kuwaasi oo dhanka amniga ka caawinaaya labadaasi dal si ay u xoojiyaan dagaalka lagula jiro kooxda mayalka adag ee Al-Shabaab.

Arrintan ayaa ka danbeysay markii China ay xoogga saartay dalalkan, iyadoo China ay saldhig milateri aka hirgelisay dalka Jabuuti, waxaa si Loo dhaawaco ama khasaare loo gaadhsiiyo ka saldhigaasi ka faa’iideysan kara xulufada Mareykanka sida Sacuudiga,

 

si danahiisuna u burburin wuxuu bilaabay inuu qandaraaslayaal amni geeyo Jabuuti iyo Itoobiya.

 

Sida uu daabacay Foreign Policy, waxay tallaabadan uu qaaday China dhabar jab ay ku tahay danaha Mareykanka siina xoojin doonta loolanka Mareykanka iyo China ee Africa.

 

 

 

Foreign Policy ayaa daabacday in Al-Shabaab laga walaacsan yahay inay burburiso ganacsiga badda cas, taasina ay sabab u tahay qorshahaan cusub ee China.

 

 

Shiinaha weligiis kama qeyb aheyn la dagaalanka argagixisada, hase ahaatee xiligaan wuxuu difaacanaya danahiisa iyo istiraajiiyada uu Africa ka leeyahay.

 

 

Haddii xiisada iyo dagaalada Itoobiya sii daba dheeraadaan waxaa suuragal u noqoneyso AL-Shabaab inay si fudud fariisamo ugu sameystaan gudaha Itoobiya, wixii ay doonaana ka fuliya.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker