Mucjisada AYAX sida Ceeryaanta u Qariyey Hawada sare ee Hargeysa iyo Tira-badnaantiisa (VIDEO)

Gelinkii dambe ee Sabtida maanta, waxa hawada sare ee magaalada Hargeysa sida Ceeryaanta u qariyey Ayax tiro badan oo la rumaysan yahay inuu yahay kii ugu trada badnaa ee gudaha magaalada Soo dul-mara.

Muuqaalka Hoose ka daawo Jewigii maanta ee Hargeysa iyo tiro-badnaanta Ayaxa

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker