Xilka qaadista uu igu sameeyay Raiisul wasaare Rooble waa Sharci darro Ex Wasiir Xasan Xundubey+ Waraysi

Wasiirka Amniga dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Xundubey Jimcaale ayaa sharci darro ku tilmaamay xil ka qaadis uu ku sameeyay Ra’isul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Mohamed Hussein Rooble.

Wasiir Hassan Hundubey Jimcaale oo uu Ra’iisul wasaare Mohamed Hussein Rooble xilkii ka qaadey una magacaabey wasiirka Amniga Xildhibaan Abdullahi Mohamed Nur ayaa sheegey in xil ka qaadistiisu aanay sharci aheyn, isla markaana ay la mid tahay wax aan dhicin oo kale.

Hadaba Dooda Wasiir Xundubay halkan oo he ka dhagayso Waraysi ay la yeelatay Warbaahintu

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker