Guddoomiyaha Golah Wakiilada oo fariin u Diray dhigiisa Guurtida.

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif, ayaa guddoomiyaha Golaha Guurtida u jeediyay in uu golaha horgeeyo labada xeer ee muranku ka taagan yahay.

“Mudane guddoomiye, ugu danbayntii, adiga oo ixtiraamaya dastuurka iyo xeer-hoosaadk golaha guurtida, waxaan kuu soo jeedinayaa in aad wax-ka-beddelka iyo kaasbita xeerarkan hor dhigto gole-weynaha si ay waajibkooda dastuuriga ah uga gutaan.”

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker