Kooxda Chelsea Oo Ku Guulaysatay koobkii Super Cup

Chelsea ayaa kooxda Villareal 6-5 kaga adkaatay kaddib marki labada kooxood loo dhigay regoore, taasoo Chelsea u suuragelisay iney marki labaad qaaddo koobka Uefa Super Cup.

Ciyaarta Chelsea iyo Villareal dhexmartay oo 120 daqiiqo socotay waxay labada kooxood isla dhaafi waayeen barbar dhac 1-1 ah.

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker