AMISOM oo lagu eedeeyay toogashada dad rayid ah

Wararka deegaanka Golweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in ciidanka AMISOM ee halkaasi ka howlgala ay Talaadadi shalay ku dileen ilaa Todobo qof oo rayid ah oo ay ku jireen beeraleey caan ka ahaa deegaanka.

Ragga la toogtay waxaa ka mid ahaa nin lagu magacaabo Cumar Ganeey oo ka mid ahaa beeraleyda caanka ah ee deegaanka Golweyn.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker