Kulan Afur Wadareeda oo Magalda Jig Jiga lagu qabanayo
Jig Jiga ( OWN )Magaaladda Jigjiga Ee Caasimadda Dawladd Deegaanka Soomalida, Waxaa Ka Socota Qaban Qaabada Afur Wadareed Maanta Ka Dhici Doona Waddada Hal-bowlaha Ah Ee Aayar-Dega.
Afurkan Ayaa Loogu Talo Galay Dad Lagu Qiyaasay Boqol Kun Oo Qof Kuwaasi Oo Ay Kala Soo Qayb Geli Doonaan Masuuliyiinta Maamulka Magaaladda Jigjiga Iyo Kuwa Gobolkuba.




