Orodyahan Kasoo jeeda  Somaliland Oo Ku Guulaystay Billada Silver-ka Ah Ee Orodada 5000 Ee Mitir.

Orodyahan u ordayay Dalka Canada kanasoo jeeda  Somaliland ah oo lagu magacaabo Maxamed Axmed, isla markaana lagu naanayso Moh Speed ayaa ku guulaystay billada qalinka ah ee tartanka Olombikada ee ka socda caasimadda dalka Japan.

Orodyahankan   oo u ordaaya dalka Kanada ayaa kaalinta labaad ka galay orodka 5,000 ee Mitir ah.

Biladan uu ku guulaystay orodyahan Maxamed Axmed   ayaa noqonaysa biladii ugu horeysay ee ay ciyaartoyda reer Canada ku guulaystaan.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker