Shirkada Telesom Oo Noqotay Mida Wakhtiga Adag Bulshada Garab Istaagta

 

Ayaamihii u Dabeeyay Dalku Waxa uu ku jiray Xaalad Adag oo Roobab Waa Weyn Wax yeelo u Gaysteen Isgaadhsiinta Dalka Dhanka Internet ka Ka yimaada Dalka Djibouti Ayadoo Ay Sabab u ahad Duufaantii ‘Sagar’ Ee Ku dhacday Xeebaha Somaliland Gaar ahaan Lughaya Ayay Macaamsha Shirada Telesom company ay Baraha Bulshada ugu Mahad Naqayeen Shirkada Adeeg Deg Deg ah Ee Bulshada kula Garab Istaagtay

Waxa Hawada ka Maqna dhaman Shirkadaha kale Ee Internet ka Bixiya sida Somtel iyo Somcable

Shacabka reer Somaliland oo Markii ay Dareemen Baahida Ay u Qabaan Internet ka Hadii uu Maalin Wada ka Maqnaado Ayaa Is Waydiinaya Dalku Wuxu Baahanyahay Laba khad oo ka kala yimaada Dalal kala duwan Waxanay Sabab u Gadhigayaan khadka internet oo Gabi ahaan ka yimaada Dalka Jabuuti

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker