Suldaan Daakir ” “Doorashadi dalka ka dhacday wuxu Alle nagaga reebay magacyo ..”
“Doorashadi dalka ka dhacday wuxu Alle nagaga reebay magacyo mahadho ku noqday Noloshayada, gunimadu waa damiirka oo ku shaqeyn waaya oo dadki ku soo doortay aad duunyo dhaafsato” Suldaan Daakir Xasan Khaliif.