Macalin Muddo 10 Bilood Ah Xabsiga Hargeysa Ugu Xidhnaa Mulkiilaha Dugsiga Nuuradiin Oo Maanta Xoriyadiisi Dib Helay.

Macalin Cabdiraxmaan Yuusuf Axmed Oo muddo 10 bilood ah ku xidhnaa xabsiga dhexe ee Hargeysa ayaa xoriyadiisi dib helay.

Macalin Cabdiraxmaan oo u xidhnaa mulkiilaha dugsiga Nuuradiin,kadib markii khilaaf gacan qaadi dhexmaray macalinka iyo Mahad.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker