Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo kulan la qaatay Xoghayaha arrimaha dibedda ee Britain.

Ra’iisul Waaaaraha Xukuumadda JFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Xoghayaha Arimaha Dibadda ee dalka Britain ,Dominic Raab kaas oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal ,arimaha amniga,xaaladda siyaasadeed iyo doorashooyinka Soomaaliya iyo la dagaalanka aragagaxisada .
Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan la qaatay Xoghayaha arrimaha dibedda ee Britain.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker