Siyaasi Cali Guray oo si farshaxnimo ah uga hadlay Booqashada Guriga Siilanyo ku tageen 2-da Xildhibaan

Siyaasi Cali Guray oo si farshaxnimo ah uga hadlay  Booqashada Guriga Siilanyo ku tageen labada Xildhibaan ee  ku loolamaya Kursiga Gudoomiyaha Golaha Wakiilada S/land

Cajiib! Kursigii Gudoomiyaha Wakiiladu ma odaygii Axmed oo siyaasad meel iska dhigay sidii uu xilka uga degayba agtiisana ma laga baadhbaadhayaa? Hadii ay sidaa tahay waa salaan aan niyo ahayn ee muraad ah. Kursiga waxa haya codka 82ka Xildhibaan ee la soo doortay labadooda hadba kii hela aqlabiyad 42 cod ama ka badan ah ayuun baa ku fadhiisan doona hadii Allah yidhaa ee yaan meelo kale wakhti la iskaga lumin.

 

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker