Bangiga Horumarinta Ee Qaaradda Afrika Oo Dalka ETHIOPIA Ugu Deeqay Lacag Dhan 5.2 Bilyan lacagta Birta Ah Ee Dalkaas.

Bangiga Horumarinta Ee Qaaradda Afrika, ayaa Dalka ETHIOPIA Ugu deeqay lacag Dhan 5.2 Bilyan lacagta Birta ah Ee Dalkaas.

Wasiirka Maaliyadda ETHIOPIA Axmed Shide iyo Madaxa Bangiga Horumarinta Ee Qaaradda Afrika, Gaar Ahaan laanta Bariga Africa, ayaa kala saxeexday heshiiskaa deeqda ah.

Deeqda kaalmada ah, ayaa 118.1 Milyan oo dollar, ayaa la filyaa inay qayb ka noqoto kobaca dhaqaale iyo Horumarinta ETHIOPIA oo hoos u dhac dhaqaale ku jirtay Muddooyinkii u dambeeyey.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker