Daawo: Madax Salaaddooda Sii Wadatay Xilli Madaafiic Lagu Weerarray

Madaxweynaha Afghanistan, Ashraf Ghani iyo mas’uuliyiin kale ayaa salaadda Ciidda sii watay xilli la maqlayay madaafiic lagu weerarray madaxtooyada Kabul.

Halkan ka daawo muuqaalka oo laga baahiyay telefishinka dowladda Afghanistan.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker