Norway: Nin Somali Ah Oo lagu haysto Inuu adeegsaday magacyada dad macaamiil ka ahaa xawaaladiisa

Todobaadki  lasoo dhaafay warbaahinta dalka Norway ayaa aad u hadal haysay kiiska xawaaladle soomaali ah oo lagu eedeeyey  in Norway qaab aan sharci aheyn uu uga saaray lacag gaadhayso 422 milyan kr, taas oo qaar kamid ah ay boolisku tuhan sanyihiin inay lahaayeen dad ka ganacsado daroogada dalkaas.

Ninkan ayaa sidoo kale ku eedeysan inuu adeegsaday magacyada dad macaamiil ka ahaa xawaaladiisa, kuwaas oo uu magacooda ku diray lacag aanay  iyagu dirsan ama ka warqabin.

Halkan hoose ka daawo warkaas oo dhan.

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker