Gudoomiyaha Ganacsatada Berbera Oo Ka Hadlay Markab U Rarnaa Ganacsatada S/land oo ka Goostay Dekeda Berbera
Gudoomiyaha Ganacsatada Berbera oo war cusub ka soo saaray Markab u rarnaa Ganacsatada S/land oo ka Goostay Dekeda Berbera lana waayey Meelu Jaan & Cidhib dhigay.




