Tageerayasha Jacob Zuma Oo Banaanbaxyo Ka Dhigaya Magalada Johannesburg

Ciidamada Booliska  Magalada Johannesburg   ee dalka Koonfur Afrika  ayaa awood u adeegsanaya sidii ay u kala eryi lahayeen kumanaan qof oo Tageerayasha Jacob Zuma ah kuwa oo banaanbaxyo waa weyn dhigaya iyagoo Dalbanaya in laso sii daayo Madaxweynihii xukunka lagu ridey ee Jacob Zuma.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker