Siyaasi Ramaax Oo Maanta Ka Hadlay Arimo Kale Duwan
Xoghayaha Arimaha Guddaha Ee Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka Somaliland Ee Xisbiga UCID Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) oo maanta qaar ka mid ah warbaahinta kula hadlaayey magaalada Hargeys isagoo ka hadlay arimo kale duwan.




