Shil Naxdin Badan oo ka Dhacay Dhagax buur.

Shil baabuur oo aad u naxdin badan ayaa ka dhacay Biriishka Higlaley , kaaso sababay dhimasho dhaawacba.

Mid kamid ah gabaadhida qaadka qaada oo ku rogmaday biriishka Magaalada Higlaley oo hoos tagta qobolka Jarar gaar ahaan magalada Dhagax-buur ayaa shilkan sababay.

Wali lama hayo tirada saxda ee dhimashada, balse gaadhigan ayaa siday rakaab badan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker