Daawo:-Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Xildhibaano Iyo Siyaasiyiin Ka Dareen Celiyay Wixii U Qabsoomay Xukuumadda Muuse Biixi Muddo Sanad Ah.

Hargaysa-(OWN)-Xisbiyada mucaaridka Somaliland , Xildhibaano iyo siyaasiyiin madax reer Somaliland ah ayaa waxaa ay ka Hadley arimaha u qabsoomey xukuumada madaxweyne Muuse Biixi oo muddo hal sanno ah u dhamaadey, waxaana ay badankoodu sheegen in aaney xukuumadiisu ku talaabsan wax waxqabad ah  oo la sheego. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker