Somaliland Oo Shaacisay In Maalinta Sabtida Ah Ay Shaqaaluhu Fasax Noqon Doonaan

Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland ayaa shaacisay in shaqaalaha dawladda Somaliland ay fasax shaqooyinka ka noqon doonaan maalinta sabtida ah oo ku beegan xuska munaasibadda maalinta Xoriyadda Somaliland ee 26 June.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker