Dalka Urdun oo digniin hor leh kasoo saaray barakicinta reer Qasa

Wasiirka arrimaha dibadda ee Urdun ayaa sheegay in tallaabo kasta oo ay Israa’iil ku soo rogto Falastiiniyiinta si ay u barakiciso ay gobolka ku riixi doonto “bohol dheer” oo colaad ballaaran ah.

Hadalka uu soo saaray, Ayman Safadi waxa kale oo uu ku sheegay in go’doominta Israa’iil ee gargaarka bini’aadantinimo ee Gaza iyo amarka ay ku amartay muwaadiniinta ku nool waqooyiga dhulkaas in ay isaga guuraan ay tahay “jabin qaawan” oo sharciga caalamiga ah.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker