Waar Yaadhaheen Maxaa Jira

Waar yaadhaheen maxaajira

Keene iyo kordhiye

Keene . Waaryaa kordhiye saaxiib saaxiib waxa la yidhi

Wada hadalkii s/laan iyo soomaaliya ee nayroobi waxa ka baxday

Soomaaliya  bal ii warran saaxiib

Kordhiye . saaxiib mayaanay s / laan ogayn in madaxda soomaaliya

Aanay iman karayn nayroobi sideebaa looga dhaadhici yay

Inay ku shiri karayaan nayroobi saaxiib wax kalaa jira oo qarsoon

Laakiin iskusoo wada duuboo s/laan feedeexad baa arintaasi

U geysatay .

Saaxiib askartu markay dagaal dheer soo maraan meelbaa la fadh-

Iisiyaa wax xilana looma dhiibo innakuna waxaynu ka dhignay

Madaxweyne iyo wasiir daakhili

Markaa ALLA  HAYNOO SAHLO.

GUULEED LIIBAN  SNM 1710@LIVECOM

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker