” Waxaan u taaganahey gudoomiye xigeenka 1aad ee golaha wakiiladda JSL “.

” waxaan u taaganahey gudoomiye xigeenka 1aad ee golaha wakiiladda “. Xildhibaan Axmed Yuusuf nuur (Guruuje)

Anigoo horre idiinku sheegey in aan u taaganahey gudoomiye xigeenka 1aad ee golaha wakiiladda , maanta waxaan si rasmi ah ucadaynayaa in aan booskaa u taagahey labba sababood labadaba .
1 shaqadda goluhu waa xeer iyo xeer samayn , aniguna waxaan ahey xeer yaqaan leh khibrad dheer oo looyarnimo oo ka badan 12 sanadood .
2 Somaliland siyaasadeda oo ku dhisan isu dheelitir iyo awood qaybsi ,beesha aan kasoo jeedo oo ah beel wayn oo balaadhan kuma jirto hogaanka 3 haayadood ee wadanka sidda fulinta , baarlamaanka iyo garsoorka sidaa darteed waxaan u taaganahey booskaas .

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker