Shirka Horumarinta Beeraha Somaliland Muxuu Ku Soo Dhamaaday?

Wasiirka wasaaradda horumarinta Beeraha Somaliland Md Axmed Muumin Seed ayaa soo gebo gebeeyey shirka horumarinta beeraha Somaliland oo labadii maalmood ee ugu dambeeyey ka socday magaaladda Hargeysa.

 

home
Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker