Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhigga Ka Jaray Wejiga Koowaad Ee Dhismaha Dekedda Berbera

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xadhigga ka jaray mashruuc ballaadhan oo dib u dhis iyo casriyeyn loogu sameeyey marsada caalamiga ah ee Berbera, islamarkaana baaxaddeedii hore loogu kordhiyey 400 (Afar boqol) oo mitir oo ay u dhammaystiran yihiin dhammaanba waxyaabihii looga baahnaa deked caalami ah.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker