Boqor Faysal Cismaan Oo Qaadacay Shirkii Beelaha Direed

Boqor Faysal Cismaan oo Qaadacay Shirkii Beelaha Direed oo kusoo gobabaeeyey Magaalada Addis Ababa ee Dalka Itoobiya, islamarkaasna wuxuu boqorku ka hadlay somalinimada iyo qoomiyadda midaysan ee somalida, isagoo tacsi u diraya dadkii ku geeriyooday qayaxyadii Muqdisho

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker