Madaxweynaha Somaliland iyo Wefti uu hoggaaminayo oo Gaadhay Magaalada Berbera

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo oo hawlo shaqo uga baxay caasimadda Hargeysa, ayaa maanta gaadhay xarunta gobolka Saaxil ee Berbera.
Madaxweynaha iyo xubnaha weftiga ah ee la socda oo safar shaqo halkaas u tegay, ayaa waxa si diirran u soo dhaweeyey madaxda gobolka Saaxil iyo degmada Berbera, siyaasiyiin iyo madax kale.
May be an image of 2 people, people standing and outdoorsMay be an image of 11 people, people standing and outdoors

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker