Somaliland oo dhambaalo u kala dirtay Qaramada Midoobay, Jaamacadda Carabta iyo Midowga Afrika.

Wasiirka wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa waxaa uu sheegay in xukuumadda Somaliland ay qoraalo u kala dirtay dalalka beesha caalamka, si ay uga soo jawaabaan qaabkii ay u arkayeen doorashadii Somaliland ka dhacday.

Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland  ayaa sheegay in dalalka ay Somaliland waraaqaha u dirtay ay kala yiihiin Qaramada Midoobay, Jaamacadda Carabta iyo Midowga Afrika.

Sidoo kale, waxaa uu wasiirku sheegay in warbixin ay dowladaha Yurub ka soo saareen doorashooyinkii Somaliland ka dhacay ay aad u amaaneen sidaa awgeedna caalamka laga iibin doono.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker