Madaxweynaha Kenya Oo Booqasho Ku Tagay Magaalada Addis ababa.

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay caasimadda Ethiopia magaalada Addis ababa.

Waxaa garoonka dayuuradaha Pole ee magaalada Addis ababa ku soo dhoweeyey raisul wasaaraha Itoobiya abiy Ahmed iyo masuuliyiin kale.

Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa magaalada addis ababa kaga galay xaflada bixinta liisanka shirkada Isgaarsiinta Safaricom PLC.

Madaxweyne Kenyatta iyo Raiisul Wasaaraha Ethiopia Abi Ahmed waxay ka wadli doonaan xidhiidhka laba dal iyo gobolka Geeska Afrika.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker