Kooxda Chelsea Oo Xalay Ku Guuleysatay Champions League.

Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa ku guuleysatay koobka horyaalka naadiyada Yurub ee Champions League, iyadoo 1-0 kaga badisay Manchester City oo ay iskugu soo hadheen ciyaartii ugu dambaysay.

Chelsea ayaa markii labaad taariikhdeeda ku guuleysatay Champions League, waxaanay uga mahad-celinayaan da’yarka reer Germany ee Kai Havertz oo goolka u dhaliyey qaybtii hore.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker