Muuse Biixi hadaanu Faysal Cali Waraabe oo Magac Xumo u soo jiidey S/Land, oo Cali Khaliifna ka dhigey Maamul Khaatumo oo Laba Maamul laga aqoonsan yahay, in lawada siiyey Maamuladaa,
Muuse Biixi wuxuu yidhi aysal maanu ogeyn, maanu dirsan, waanu yaabnay
kolkaa hadaa uuse Umada Been u sheegayn Faysal wuxuu yidhi Somaliya
ka mid baanu nahay, armaajana wwan kala hadlay si siman uu noogu
qaybiyo anaga & Maamul Goboleedyada.
Muuse wuxuu ka andacoodey maanu dirsan Gaajao, Gobanima leh ayaanu
ka dooranayn Caalamka oo Farmaajo wax noogu soo dhiiba & Deeqaba.
Hadaba, uuse Faysal oo Shacabka S/Land metelin, oo Sadex Goor dhacay
oo Umadu cod siin weydey, oo ah Faysal Khasaare hadana Shacabka &
qaranimada omaliland Dhulka jiido waa fool xumo, Madaxweynaashii
Somaliya mid aanu la shirin ma jiro, Sheekh Shariif, Xasan Sheekh &
Imika oo Farmaaja, hadana intaa si laf jaba ayuu u caayaa Madaxweyna-
yaasha Somalida, hadana waakaa hoosta kaga jira, Shacabka S/Land hays
weydiiyaan, wuxuu intaa u caayo Madaxweynaasha Somalilda, kolkuu
Debedaha uugu tagana uu ula heshiiyo isugu sawiro weliba ku faano.
Sidaas Darteed, Faysal Khasaare, Somaliland haduu wanaag u wado, oo ay
ku og yihiin sadex jeer inay doortaan mey diideen, oo weliba si xun uu
u dhacay, oo uu hadana inuu caayo S/land, inuu aflaagaadeyo oo Tv,yada
cay & Afxumo la soo taagan yahay, oo Farmaajo u taga waan toogan
qofkii la hadla Carabka ayaan goyn, & Imika uu la sawiran yahay, waan
la hadlayu, waxbaanu isu nahay waa seediyadey, caruurteyda ayaaba
ciidooda iigu dhashay, kolkaa Muusaw hadaanad Faysal diran Shacabka
hortiisa Jeelka u dir, oo weilba ku maxkamadee Qaran Dumin & S/land
oo uu Maamul Goboleed & Somaliya ka mid baanu nahay uu Biljamka
kaga dhawaaqay Farmaajana la shirey, Isku sawirey.
Wabilaahi Tawfiiq.
Asha Jama
ashaa.j@live.nl