Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo Shaaciyey Jadwalka Ololaha Doorashooyinka Isku Sidkan

Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland   ayaa Soo Saaray Jadwalka Ololaha Doorashada Isku-sidkan ee Golayaasha Wakiiladda & Deegaanka JSL. Komishanku isaga oo raacaya Xeerka Doorashada & Diiwaangelinta Xeer Lr. 91/2020 kana duulaya Wada-tashigii Axsaabta Qaranka ayuu Wareegtadan Rasmiga ah soo saaray isla markaana faafiyey si ay Axsaabta Qaranku ugu dhaqmaan.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker