Fannaanka Da’da yar ee Farxaan Qaboojiye oo muddo Nus-qarni ah Dib u Celiyey Xusuusta Madaxweynha JSL

Hargeysa (OWN)- Fannaanka da’da yar ee Farxaan Qaboojiye oo ka qayb-galay xafladdii madaxtooyada loogu sameeyey xuska 18 May, ayaa munaasibadda ka qaaday heeso dhowr ah oo ay ka mid tahay hees uu qaadi jiray Allah ha u naxariistee Fannaankii Muuse Biixi Qalinle sannadihii 1970-naadkii, taas oo madaxweyne ku kalliftay inuu muddo Nus-qarni ah dib u celiyo xusuustiisa iyo xilligii uu dhalinyarada ahaa.

Daawo Muuqaalka Heesta iyo Jewigii habeenkaas ee madaxweyne Muuse Biixi

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker